Maxaad ka taqaan ururada xagjirka ah ee ka jira Mareykanka?

WASHINGTON — Dalka Maraykanka waxaa ka jira kooxo xagjir ah oo aragtiyo kala duwan qaba, waxaana qaarkood ay rabshado ka geystaan dalka.

Toddobaadkii hore madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku hanjabay inuu liiska argagixisada ku dari doono koox lagu magacaabo ANTIFA oo dhinaca bidix ee fog jirta.

Xigasho: VOA

Translate »